Sbs Somali - Sbs Afomali

  • Author: Vários
  • Narrator: Vários
  • Publisher: Podcast
  • Duration: 94:03:56
  • More information

Informações:

Synopsis

Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.

Episodes

  • Wararka SBS Somali Talaado 21 Nofember

    21/11/2023 Duration: 03min

    Wararka SBS Somali

  • Go'aanka maxkamada sare ee UK

    17/11/2023 Duration: 07min

    Maxkamada ay sare ee Britan ayaa sharci daro ku sheegtay in qaxootiga loo diro Rwanda. Tan ayaa dharbaaxo ku ah dawlada Rishi sunak.

  • Social cohesion report 2023

    17/11/2023 Duration: 08min

    Warbixin cusub oo muujinaysa in wadajirka bulshada Australia ay hoos u dhacday.

  • Wararka SBS Somali Qamiis 16 Nofember

    16/11/2023 Duration: 06min

    Wararka SBS Somali

  • David Cameron political come back

    15/11/2023 Duration: 12min

    Ku soo noqoshada siyaasada ee David Cameron maxay ka dhigan tahay?

  • Daadadka oo saameeyay dad ka badan hal milyan oo Soomaali ah

    15/11/2023 Duration: 08min

    Dad ka badan hal milyan ayuu saameeyay daadadka ka dhacay Soomaaliya.

  • Australia_Explained_hosting_party_151123

    15/11/2023 Duration: 11min

    Australia Explained: Edaabta xafladaha Australia

  • Wararka SBS Somali Talaado 14 Nofember

    14/11/2023 Duration: 05min

    Wararka SBS Somali Talaado 14 Nofember

  • Warbixin daadadka ka dhacay Soomaaliya

    10/11/2023 Duration: 12min

    Dhibaatooyinka daadadka ka dhacaya Soomaaliya oo ka sii daraya.

  • Hadalkii RW Xamza Cabdi Barre ee Hamas

    10/11/2023 Duration: 10min

    Labo aqoon yahan oo nala wadaagay sida ay u arkeen hadalkii RW Xamze Cabdi Barre ee ku aaddanaa colaada Falatiin.

  • Barashada Af-Ingiriiska qaybta 12 aad

    10/11/2023 Duration: 14min

    Waa qaybtii 12 aad ee barnaamujkii barashada Af-ingiriiska

  • Wararka SBS Somali 9 Nofember

    09/11/2023 Duration: 03min

    Wararka SBS Somali

  • Australia_Explained_Menshealth_081123

    08/11/2023 Duration: 10min

    Muxuu caafimaadka maskaxda ee raga iyo faya qabkoodu muhiimka u yahay?

  • Wararka SBS Somali 7 Nofember

    07/11/2023 Duration: 04min

    Wararka SBS Somali

  • SBS Learn English episode 10

    03/11/2023 Duration: 12min

    Waa qaybtii 10 aad ee barnaamujka barashada Af-Englishka.

  • Kulan looga hadlay xanuunka dhimirka

    03/11/2023 Duration: 03min

    Dr Abdibasid oo kulan looga hadlayay xanuunka dhimirka ku qabtay xarunta Darusalam.

  • Wararka SBS Somali 2 Nofember

    02/11/2023 Duration: 03min

    Wararka SBS Somali

  • Kulan looga hadlay doorka culumada

    01/11/2023 Duration: 07min

    Shir looga hadlay doorka culumada oo lagu qabtay Muqdishu.

  • Kulanka geediga guryaha dawlada ee North melbourne

    01/11/2023 Duration: 13min

    Kulan looga hadlayay sida dadka looga rarayo guryaha dhaadheer ee North Melbourne ayaa lagu qabtay xaafadaas.

  • Australia_Explained_Personal_Loans_11123

    01/11/2023 Duration: 12min

    Sidee loo qaataa daymaha qofeed (personal loans)?

page 17 from 26