Sbs Somali - Sbs Afomali

  • Author: Vários
  • Narrator: Vários
  • Publisher: Podcast
  • Duration: 94:03:56
  • More information

Informações:

Synopsis

Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.

Episodes

  • Wararka SBS Somali 31 October

    31/10/2023 Duration: 03min

    Wararka SBS Somali 31 October

  • Muslimiinta Australia oo ka xanaaqay xisbiga Laborka

    27/10/2023 Duration: 06min

    Qaar ka mid ah Muslimiinta Australia oo sheegay inaysan waligood danbe u codayndoonin xisbiga Laborka kadib markii ay ku eedeeyeen inuu la saftay dhinac ka mid ah dhinacayada ku dagaalamya Bariga Dhexe.

  • Waraysi: Amiir Maxamuud Yuusuf

    27/10/2023 Duration: 18min

    Amiir Maxamuud Yuusuf oo booqasho ku yimid Melbourne ayaa nooga waramay arimo ay ka mid yihiin: Horumarinta bulshada, aanooyin qabiilka oo dhawaan ku soo batay Gaalkacyo iyo doorashada Puntland.

  • Somalia iyo kacaankii 21 October

    27/10/2023 Duration: 16min

    Aqoonyahano ka hadlay dawladii milatariga Soomaaliya

  • Wararka SBS Somali 26 October

    26/10/2023 Duration: 03min

    Wararka SBS Somali

  • Ma loo darsaday xukunkii milatariga ee Soomaaliya?

    25/10/2023 Duration: 11min

    Dawladii kacaanka ee Soomaaliya ka talinaysay oo mudo 20 sano ka badan xukunka haysay ayaa dhacday 1991. Dawladaaas miltariga ahayd oo dalka cinqilaab ku qabsatay ayay dadka Soomaalida ah taariiqda meesha ay kaga jirto ku kala duwan yihiin. Waxaan kulan ka dhacay Melbourne waydiinay aqoon yahano in dawladii Maxamed Siyad barre loo darsaday ama laga raystay.

  • Australia_Explained_Emissions_251023

    25/10/2023 Duration: 10min

    Aduunku wuxuu la tacaalayaa isbadalka cimiladda, iyadoo heerkulka aduunku waqti dheer isbadalaya. Ficilada binaadanka sida isticmaalka dhuxudhagaxda, gaaska iyo shidaalku oo koronto laga dhaliyo ay masuul ka tahay isbadalka cimilada.

  • Kulan lagu xusay 21 October oo lagu qabtay Melbourne

    25/10/2023 Duration: 12min

    Dawladii kacaanka ee Soomaaliya ka talinaysay oo mudo 20 ka badan xukunka haysay ayaa dhacday 1991. Caadiyan lama xuso markii ay xukunka qabsatay 21 Oct 1969 kii. Balse magaalada Melbourne waxaa markii ugu horaysay lagu qabtay kulan looga dooday xukunkii dawladii milatariga ahayd; waxay qabatay, wixii ka qaldamay, waxa lagu xasuusto iyo in laga raysatay ama loo darsaday. Kulanka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay labo aqoon yahay oo kala ah Ahmed Mohamed Nur iyo Dr Mohamed Abbas.

  • Wararka SBS Somali Talaado 24 October

    24/10/2023 Duration: 04min

    Wararka SBS Somali 24 October

  • Kulan looga hadlayay xanuunka dhimirka oo lagu qabtay xarunta Daruselam

    20/10/2023 Duration: 09min

    Dr Abdibasid Cali Raage oo jaaliyada kala hadlay xanuunka dhimirka

  • Barashada English-ka qaybta 10 aad

    20/10/2023 Duration: 13min

    Waa qaybtii 10 aad ee barashada af-englishka

  • Dawlada federalka oo SSC aqoonsatay

    20/10/2023 Duration: 07min

    Muxuu aqoonsigan uga dhigan yahay maamulka?

  • SBS Somali Full Program 18 October

    19/10/2023 Duration: 54min

    SBS SOMALI FULL PROGRAM 18 OCTOBER

  • Wararka SBS Somali 19 October

    19/10/2023 Duration: 03min

    Wararka SBS Somali

  • Agaasimihii Telefishinka Somalicable oo lagu aasay Muqdisho

    18/10/2023 Duration: 07min

    Allaha u naxariistee, agaasimaha ayaa ku dhintay qarax ka dhacay magaaladda Muqdisho.

  • Australia_Explaine_Music_Instrument_181023

    18/10/2023 Duration: 08min

    Faa'iidada laga heli karo inaad qalab muusig ah ku barato yaraan ama adoo qof wayn ah waa mid aan la xisaabin karin.

  • Kulan looga hadlayay xanuunka dhimirka oo lagu qabtay xarunta Daruselam

    18/10/2023 Duration: 09min

    Dr Abdibasid Cali Raage oo jaaliyada kala hadlay xanuunka dhimirka

  • Wararka SBS Somali Talaado 17 October

    17/10/2023 Duration: 04min

    Wararka SBS Somali

  • Australia oo diiday in dastuurka la badalo

    15/10/2023 Duration: 06min

    Shacabka Australia ayaa si aqlabiyad ah ku diiday in Cod dadka dalka loogu yimid ku yeeshaan dastuurka dalka kadib afti arintaas loo qaaday.

  • Yaa guulaysanaya Aftida Codka?

    13/10/2023 Duration: 06min

    Wararkii u danbeeyay ee aftida iyo saadaasha cida ku guulaysandoonta.

page 18 from 26