Sbs Somali - Sbs Afomali

  • Author: Vários
  • Narrator: Vários
  • Publisher: Podcast
  • Duration: 94:03:56
  • More information

Informações:

Synopsis

Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.

Episodes

  • Wararka SBS Somali 14 December

    14/12/2023 Duration: 03min

    Wararka SBS Somali 14 December

  • Wararkii Soomaaliya ee maanta

    13/12/2023 Duration: 08min

    Gargaar la gaarsiiyay qaybo ka tirsan gobolka Hiiraan.

  • Ways to bring bush tacker to your festive plate

    13/12/2023 Duration: 09min

    Sidee cunto duureedka dhaqanka ee dadka dalka loogu yimid oo loogu dari karaa cuntooyinka guryaha lagu karsado?

  • Wararka SBS Somali 12 December

    12/12/2023 Duration: 04min

    Wararka SBS Somali

  • Wararka SBS Somali 8 Dec, 2023

    08/12/2023 Duration: 16min

    Wararka SBS Somali

  • Wararka SBS Somali 7 December

    07/12/2023 Duration: 04min

    Wararka SBS Somali

  • Dhagayso:- Barnaamuj loogu gargaarayo Gedo oo ka dhacay melbourne

    06/12/2023 Duration: 10min

    Barnaamuj loogu gargaarayo dadka saamayntu ka soo gaartay fatahaadihii Gobolka Gedo ayaa lagu qabtay Melbourne. Shariif Sheekh Farah ayaa nooga waramay.

  • Qatarta Libaax badeedka ee xeebaha Australia

    06/12/2023 Duration: 10min

    Qatarta Libaax badeedka Australia marka aad ku dabaalanayso xeerbaha dalka.

  • Wararka SBS Somali 5 December

    05/12/2023 Duration: 03min

    Wararka SBS Somali

  • Baro Af_ingiriiska

    01/12/2023 Duration: 15min

    Waa qaybtii 15 aad barashada Af-Ingiriiska

  • Buuga Ilays Af-Soomaali oo lagu soo bandhigay Darusalam

    01/12/2023 Duration: 09min

    Bandhiga buuga Ilays Af-Soomaali

  • Wararka SBS Somali Qamiis 30 Nofember

    30/11/2023 Duration: 03min

    Wararka SBS Somali

  • Dibaatooyinka qabyaadu leedahay

    29/11/2023 Duration: 23min

    Caqabad intee le'eg ayay qabyaaladu ku tahay horumarka bulshada qurbajoogta Soomaaliyeed?

  • Daahfurka xarunta Ilays

    29/11/2023 Duration: 09min

    Xarunta Ilays oo lagu daahfuray Melbourne

  • Qoraa Nimco Noor oo ka hadashay muhiimada Af-Soomaaliga

    28/11/2023 Duration: 16min

    Nimco Noor ayaa buugteeda ku soo bandhigtay Melbourne, Australia.

  • Wararka SBS Somali 28 Nofember

    28/11/2023 Duration: 03min

    Wararka SBS Somali

  • Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa iyo xaaladda dalka Soomaaliya

    25/11/2023 Duration: 17min

    Waraysi: Xildhibaan hore Maxamed Cumar Dalxa

  • Wararka SBS Somali Qamiis 23 Nofember

    23/11/2023 Duration: 03min

    Wararka SBS Somali

  • Koox Soomaali ah oo ku guulaysatay koobka SA

    21/11/2023 Duration: 06min

    Soomaaliya oo ku guulaysatay koobka kubada cagta Africva oo ka dhacay gobolka South Australia.

  • Soomaali tiro yar oo ka qaybgashay African Festival oo ka dhacay melbourne

    21/11/2023 Duration: 04min

    African festival oo sanad walba lagu qabto Melbourne ayaysan Soomaali badan ka qaybgalin. Maxay tahay sababtu?

page 16 from 26