Synopsis
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison
Episodes
-
Wararka maanta iyo Sweden
15/08/2025 Duration: 02minDadka qaadacaya iibsiga khamriga Mareykanka oo sii kordhaya. Shacabka aagga Stockholm oo lagu boorriyay in ay yareeyaan isticmaalka biyaha. Digniin ku saabsan roob onkod wato oo ka da'ayo qaybo ka mid ah Iswiidhen.
-
Wararka maanta iyo Sweden
14/08/2025 Duration: 02minBooliis lagu tuhmay khalad dhanka shaqada. Miino nooca badda oo duug ah oo lagu qarxiyay Karlstad. Masas laga helay gobolka Halland.
-
Wararka maanta iyo Sweden
13/08/2025 Duration: 02minKhatarta dabka kaymaha oo aad u weyn. Duplantis oo jabiyay rikoodh adduunka oo cusub. Safiirka Israiil oo Iswiidhen codsi u soo gudbiyey.
-
Wararka maanta iyo Sweden
12/08/2025 Duration: 02minWaqti dheer oo la sugayo taageerada waxbarashada. Dacwad ka dhan ah 14 jir ka dib dilkii hogaamiyihii kooxda baandooyinka. Taleefanno badan oo gacanta oo laga helay xabsiyada.
-
Wararka maanta iyo Sweden
11/08/2025 Duration: 02minKaroonka Iswiidhishka oo noqday lacagta ugu badan ee la kala iibsado. Xukuumadda oo dalbanaysa in saxaafadda caalamiga ah loo oggolaado Qasa. Afar qof oo loo xiray tuhun la xiriira afduub.
-
Wararka maanta iyo Sweden
08/08/2025 Duration: 02minHaweeney lagu xukumay inay ku gacan siisay caruur iney qaraxyo fuliyaan. Wiil dhalinyaro ah oo loo gacan geliyay dalka Denmark. Xisbiga Miljöpartiet oo Ebba Busch ku dacweeyey guddi hoosaadka dastuurka baarlamanka.
-
Wararka maanta iyo Sweden
07/08/2025 Duration: 02minNin Iswiidhish ah oo looga shakiyey dambiyo argagixiso oo ka dhacay Jarmalka. Qarax ka dhacay guri dabaq ah oo ku yaalla magaalada Kristianstad. Iswiidhish laga soo daadgureeynayo Qaza.
-
Wararka maanta iyo Sweden
06/08/2025 Duration: 01minDhowr qof oo la xiray ka dib toogasho ka dhacday Katrineholm. Haweeney lacago badan ka qiyaameeysay Qasnada Ceymiska. Dhalinyaro badan oo lagu meeleeyay xarumaha Sis.
-
Wararka maanta iyo Sweden
05/08/2025 Duration: 02minNin la qabtay kadib dabkii ka kacay Hultsfred. Darawal bas oo ku dhintay shil ka dhacay Trelleborg. Qiimaha cunada oo aan isbedelin bishii Luulyo.
-
Wararka maanta iyo Sweden
04/08/2025 Duration: 03minTirada hanjabaadaha iyo rabshadaha ka jira xabsiyada ayaa aad u kordhay. Qiimaha guryaha oo hoos u dhacay bishii Luulyo. Duufaanta Floris oo ku soo socota Iswiidhen.
-
Wararka maanta iyo Sweden
01/08/2025 Duration: 02minXisbiga oo SD oo diiday in la hakiyo heshiiska ganacsiga ee Israaiil. Meyd laga helay kaynta degmada Enköping. Gabar yar oo cisbitaal loola cararay kadib markii uu weeraray eey.
-
Wararka maanta iyo Sweden
31/07/2025 Duration: 02minNidaamka cusub ee xuduudaha oo dhawaan galayo. Qarax ka dhacay guri dabaq ah oo ku yaalla Malmö. Xeerarka dareeraha ee duullimaadyada oo isbdel ku yimid.
-
Wararka maanta iyo Sweden
30/07/2025 Duration: 02minXisbiga Socialdemokraterna oo doonayo in Qaza uu gaarsiyo caawimaad. Ganacsiga tafaariiqda ee iibka dukamaada oo kordhay bishii Juun. Kumanaan kalluun oo ku dhintay wabi ku yaalla Laholm.
-
Wararka maanta iyo Sweden
29/07/2025 Duration: 02minNin dhalinyaro ah ayaa lagu xukumay xabsi daain kadib markii uu dilay nin 25 jir ah. Qof ayaa loo xiray tuhun ah isku day dil, kadib toogasho ka dhacday guri ku yaal Södertälje. Wax-soo-saarka guud ee dalka Iswiidhen ayaa ku kordhay 0.9 boqolkiiba.
-
Wararka maanta iyo Sweden
28/07/2025 Duration: 02minDad badan oo hooy la'aan ah kadib dabkii ka kacay Hudiksvall. Hay'adda saadaasha hawada SMHI oo ka digtay roobab mahiigaan ah. Xulka qaranka Ingiriiska oo ku guuleystay koobka haweenka ee Yurub.
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
25/07/2025 Duration: 02minLabbo nin oo xabsi dheer loogu xukumay toogasho ka dhacday saldhiga dhexe ee Lund. Shaqo la'aanta oo weli ah mid aad u sareysa. Digniinno laga soo saaray roob mahiigaan ah oo da'aya manta oo Jimcaha ah.
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
24/07/2025 Duration: 02minIswiidhishka jooga Kamboodiya oo loogu baaqay inay taxaddaraan. Xabsi adag oo lagu xukumay nin bam gacmeed ku tuuray maqaaxi. 14 neef oo Ido ah oo Biriqi dishay.
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
23/07/2025 Duration: 02minQarax ka dhacay albaabka guri dabaq ah oo ku yaala Södertälje. Roob muddo bil ah dai lahaa oo la filayo in uu hal maalin gudaheed. Duuliye-diyaaradeed oo la xiray isaga oo sakhraansan.
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
22/07/2025 Duration: 02minSMHI oo soo saartay digniin ku saabsan roobab ka da'a Götaland. Ku dhawaad 500 oo rakaab oo ku xanibmay saldhiga tareen duleedka Skellefteå. Ryanair oo ka fiirsanaysa kordhinta gunno ay siiso shaqaalaheeda socda rakaabka wata shandadaha waaweyn.
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
21/07/2025 Duration: 02minDadka degan Långsele oo lagu booriyay i ay karsadaan biyaha loo isticmaalo cuntada iyo cabitaanka. 39 jir ah oo maxkamadi ku heshay danbi ah ka ganacsiga daroogada iyo hubka Sweden soo gala. Labba ruux oo loo xiray qarax xalay ka dhacay Malmö.