Sbs Somali - Sbs Afomali

  • Author: Vários
  • Narrator: Vários
  • Publisher: Podcast
  • Duration: 94:30:21
  • More information

Informações:

Synopsis

Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.

Episodes

  • Ethiopia oo baadhaysa dil la sheegay in loo gaystay muhaajiriin kuweeda.

    23/08/2023 Duration: 03min

    Ethiopia ayaa xaqiiqa baadhis Sucuudiga ay la wadaagayso ka sameyneysa muwaadiniinteeda oo la sheegay in lagu laayey xuduudka Yaman iyo sucuudiga.

  • Isbahaysiga BRICS iyo dareenka dardartiisu keentay.

    23/08/2023 Duration: 08min

    Isbahaysiga BRICS oo shirkiisii 15aad Koonfur Afrika ku qabsanaya, ayaa u muuqda mid saamayn mug leh ku yeelan doona saaxada caalamka.

  • Hawlgal ciidan oo magaalooyin looga qabsaday Alshabaab.

    23/08/2023 Duration: 09min

    Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya iyo kuwa deegaanka oo iskaashanaya ayaa hawlgalo wadajira kula wareegay magaalooyin ka mida gobalka Galguduud.

  • Trump dastuur ahaan madaxeyne ma noqon karaa

    22/08/2023 Duration: 11min

    Trump ma noqon karaa madaxweynaha Maraykanka, kadib ficiladii uu ku dhaqaaqay ee taageerayaashiisa ay ku banaysteen carqaladaynta doorashadii 2020 gii iyo xil wareejintii 2021.

  • Warka SBS Somali, Talaado 22/08/23

    22/08/2023 Duration: 04min

    Warka SBS Sooomaali, Talaadada 22/08/23

  • Warka SBS Somali, Isniin 21/08/2023

    21/08/2023 Duration: 04min

    Wararka maanta, Isniin 21/08/2023.

  • ECOWAS oo faragalin ciidan la maagan NIGER.

    21/08/2023 Duration: 08min

    Wadanka Niger ayaa afganbi ka dhacay 26 July 2023, halkaas oo madaxweynihii wadanka ka tiliyey Mohamed Bazoum haatan xabsi guri laga dhigay. Ururka ECOWAS ayaa shir uu arimahaa ka yeeshay sheegay in ay faragalin ciidan go'aan ku qaateen in ay dib ugu soo celiyaan nidaamkii sharciga ahaa, balse waqtiga ay qariyeen.

  • Somali_Australia Explained_inheritance

    18/08/2023 Duration: 10min

    decoding Australia's inheritance laws: your rights and obligations explained.

  • SBS Somali full program, Wednesday, August 16/08

    17/08/2023 Duration: 56min

    sbs Somali full program, Wednesday, August 16/08

  • Warka Khamiista 17/08

    17/08/2023 Duration: 03min

    Warka Khamiista 17/08

  • Trump oo dacwad lagu soo oogay

    16/08/2023 Duration: 05min

    Donald Trump oo markii afraad dacwad lagusoo oogay, taasoo la xidhiidha doorashadii madaxtinimda Maraykanka ee sanadii 2020.

  • Fadhi AU uga arinsaneysay Niger oon goaan laga gaadhin

    16/08/2023 Duration: 10min

    Ururka Midowga Afrika oo kulan ka yeeshay afganbiga ka dhacay wadanka Niger ayaa ku guul daraystay in uu go'aan kasoo saaro, si gaara hakinta xubinimada ururka oo wadamada qaar ay u ololeynayeen

  • Warka SBS Somali 15 August.

    15/08/2023 Duration: 04min

    Warka Idaacada Talaadada 18 August.

  • Walaac kasoo kordhay qaaliyoowga kirada guryaha.

    15/08/2023 Duration: 09min

    Walaac ayaa kasoo kordhay kirada guryaha wadanka Australia.

  • Warka Isniinta 14/08

    14/08/2023 Duration: 04min

    Qodabada warka ugu mihiimsan

  • Sidee la isaga ilaalin karaa burcada dadka online ku dhacda?

    11/08/2023 Duration: 08min

    Waxaa dhawaanahan soo badanayay dadka lagu dhaco online-ka. Waxaa noo sharaxay Isse Dhoolawaa.

  • Qaybtii 4 aad ee barnaamujkii SBS Learn English

    11/08/2023 Duration: 12min

    Waa qaybtii afraad ee barashada English-ka

  • Falastiiniyiinta oo soo dhaweeyay isbadalka siyaasadeed ee Australia

    11/08/2023 Duration: 06min

    Kooxaha Falatiiniyiinta Australia ayaa soo dhaweeyay, amaanayna go'aanka dawlada Australia qaadatay ee ah inay isticmaalayso erayada 'Dhulka Falatiiniyiinta ee la haysto' marka ay tilmaamayso West Bank iyo Gaza.

  • Wararka SBS Somali Qamiis 10, Agoosto

    10/08/2023 Duration: 04min

    Wararka SBS Somali

  • Xaflada sanad guuradii 25 aad ee Puntland

    09/08/2023 Duration: 10min

    Waxaa magaalada Melbourne habeenkii Sabtida lagu qabtay xaflad lagu xusayay sanad guuradii 25 aad ee ka soo wareegtay markii la asaaskii Maamul Goboleedka Puntland.

page 22 from 26