Synopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodes
-
-
Australia oo diiday in dastuurka la badalo
15/10/2023 Duration: 06minShacabka Australia ayaa si aqlabiyad ah ku diiday in Cod dadka dalka loogu yimid ku yeeshaan dastuurka dalka kadib afti arintaas loo qaaday.
-
Yaa guulaysanaya Aftida Codka?
13/10/2023 Duration: 06minWararkii u danbeeyay ee aftida iyo saadaasha cida ku guulaysandoonta.
-
Dagaalka Bariga Dhexe sidee Australia u saamaynayaa?
13/10/2023 Duration: 09minDagaalka Bariga dhexe oo saamayn ku yeelanaya bulshada Australia.
-
-
-
Dr Abdibasid oo kulamo ku qabanaya Melbourne
11/10/2023 Duration: 11minDr Cabdibasid oo ah bartay caafimaadka maskaxda (psychologist) ayaa kulamo ku qabanaya Melbourne Sabtida iyo Axada.
-
How can you dispose of your unwanted clothes in Australia?
11/10/2023 Duration: 10minHow can you dispose of your unwanted clothes in Australia?
-
Kulanka mucaaradka doorashada Puntland
11/10/2023 Duration: 09minMaxaa ka soo baxay kulanka mucaaradka Puntland oo ku shiray Garowe?
-
Aftida 14 bishan October maxay tahay?
11/10/2023 Duration: 20minMaxaad ka ogtahay aftida la qabanayo 14 bishan October?
-
-
-
Waa qaybtii 9 aad ee SBS Learn English
05/10/2023 Duration: 13minWaa qaybtii 9 aad ee barnaamujka barashada English-ka oo ku saabsan doorashada.
-
-
-
-
Codaynta aftida CODKA oo dalka oo dhan ka bilaabatay
04/10/2023 Duration: 06minDalka Australia oo dhan waxaa ka bilowday codaynta taariiqiga ah ee aftida codka lagu siinayo dadka dalka loogu yimid.
-
Dr Siyat Hilow oo ka waramaya barnaamuj lagu caawiyo dadka naafada ah
04/10/2023 Duration: 14minDR Siyat Hilow "mucaawino fara badan bay siiyaan dadkaas naafada ah. Marka meelaha barkood markii dhaqaale uun ay imaado umbay Soomaali ogoshahay inuu cunugooda naafo yahay"
-
-