Sbs Somali - Sbs Afomali

  • Author: Vários
  • Narrator: Vários
  • Publisher: Podcast
  • Duration: 86:26:55
  • More information

Informações:

Synopsis

Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.

Episodes

  • Wararka SBS Somali 15 Abriil

    15/04/2025 Duration: 06min

    Wararka SBS Somali 15 Abriil

  • Ka sokow buugaagta: Sida matxafyadu u dhisaan bulshooyinka

    15/04/2025 Duration: 10min

    Waa sax in bugaagta si lacag la’aan ah looga amaahdo, laakiin waxaa kaloo laga helaa adeegyo iyo barnaamujyo aad u badan oo sidoo kale lacag la’aan ah. Maanta waxaan barnaamujkan ku eegaynaa adeegyada kala duwan ee libreeriyada dadweynuhu bixiyaan.

  • Aragtida shacabka iyo doorashada federalka

    11/04/2025 Duration: 18min

    Ahmed Nur iyo Abdullahi garfiiq oo ka waramaya arimaha ugu waaweyn ee doorashada federalka la isku hayo iyo sida ay u saamayn karaan bulshada Soomaalida ah.

  • Wararka SBS somali 11 Abriil

    11/04/2025 Duration: 05min

    Wararka SBS Somali 11 abriil

  • Wararka SBS Somali 10 Abriil

    10/04/2025 Duration: 05min

    Wararka SBS Somali 10 Abriil

  • SBS Somali Full Program 9 Abriil

    09/04/2025 Duration: 54min

    SBS Somali Full Program 9 Abriil

  • Taariiqda xisbiga Liberalka Australia

    09/04/2025 Duration: 10min

    Xisbiga Liberalka ee Australia oo hadda uu hogaamiyo Peter Dutton waa xisbiga ugu guulo badan doorashooyinka dalkan Australia.

  • Wararka SBS Somali 9 Abriil

    09/04/2025 Duration: 14min

    Wararka SBS Somali 9 Abriil

  • Wararka SBS Somali 8 Abriil

    08/04/2025 Duration: 06min

    Wararka SBS Somali 8 Abriil

  • Sida loo codeeyo doorashada federalka

    08/04/2025 Duration: 11min

    18 milo qof oo Australian ah ayaa u diiwaan gashan inay codkooda ka dhiibtaan doorashada federalka ee dhacaysa 3 bisha May.

  • Wararka SBS Somali 4 Abriil

    04/04/2025 Duration: 06min

    Wararka SBS Somali 4 Abriil

  • Taariiqda Xisbiga Laborka ee Australia

    03/04/2025 Duration: 09min

    Halkan ka dhagayso Taariida Xisbiga laborka ee Australia oo kooban.

  • Wararka SBS Somali 3 Abriil

    03/04/2025 Duration: 05min

    Wararka SBS Somali 3 Abriil

  • Sidee looga codeeyaa Australia?

    02/04/2025 Duration: 08min

    Wax ka ogow sida Australia doorashadu uga dhacdo.

  • Sida looga ciiday Australia iyo aduunka

    02/04/2025 Duration: 14min

    Australia iyo aduunka oo si fiican looga iiday.

  • Wararka SBS Somali 4 Abriil

    02/04/2025 Duration: 11min

    Wararka SBS Somali 4 Abriil

  • Wararka SBS Somali 1 Abriil

    01/04/2025 Duration: 05min

    Wararka SBS Somali 1 Abriil

  • Wararka SBS Somali 28 Maarso

    28/03/2025 Duration: 08min

    Wararka SBS Somali 28 Maarso

  • SBS Somali Full program 26 March

    27/03/2025 Duration: 01h05min

    SBS Somali Full Program 26 March.

  • Lacagaha kala duwan ee dawladu bixiso

    26/03/2025 Duration: 10min

    Dadka intooda badan mar uun ayay noloshooda dawlada lacago ka qaateen. Halkan ka ogoow lacagaha kala duwan ee dawladu bixiso.

page 1 from 25