Sbs Somali - Sbs Afomali

  • Author: Vários
  • Narrator: Vários
  • Publisher: Podcast
  • Duration: 94:03:56
  • More information

Informações:

Synopsis

Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.

Episodes

  • Caleemasaarka Madaxweyne Siciid Cabdullahi Deni

    26/01/2024 Duration: 12min

    Maxaa laga yiri caleemasaarkii Madaxweyne Deni

  • Wararka SBS Somali 25 Jan

    25/01/2024 Duration: 03min

    Wararka SBS Somali

  • Wararka SBS Somali 24 Jan

    24/01/2024 Duration: 13min

    Wararka SBS Somali 24 Jan

  • Wararka Soomaaliya: muranka baarlamaanka

    24/01/2024 Duration: 08min

    Xiisad ka taagan isbadal la doonayo in lagu sameeyo dastuurka Soomaaliya.

  • Australia Explained: how to find a job in Australia?

    24/01/2024 Duration: 10min

    Sidee shaqo looga raadsadaa Auistralia?

  • Idaacadii SBS Somali oo dhamaystiran

    23/01/2024 Duration: 54min

    Idaacadii Jimcada oo dhamaystiran

  • Muranka Ethiopia iyo Soomaaliya oo ka sii daraya

    23/01/2024 Duration: 16min

    Mohamed Hassan Dable oo falanqaynaya muranka ka dhashay MOU Ethiopia iyo Somaliland ay kala saxiixdeen.

  • Wararka SBS Somali 23 Jan 2024

    23/01/2024 Duration: 04min

    Wararka SBS Somali

  • Wararka SBS Somali 18 Jan

    18/01/2024 Duration: 03min

    Wararka SBS Somali

  • How to become a First Nations advocate

    17/01/2024 Duration: 08min

    In aad noqoto qof u dooda ama u ololeeya ama aad la noqoto xulufo dadka dalka loogu yimid macneheedu waa inaad is-garab taagto oo si firfircoon u taageerto arimaha saameeya bulshadaasi.

  • Kulan lagu taageerayo mowqifka dawlada Soomaaliya oo Melbourne ka dhacay

    16/01/2024 Duration: 15min

    Kulan Melbourne ka dhacay

  • Wararka SBS Somali 16 Jan

    16/01/2024 Duration: 04min

    Wararka SBS Somali

  • Wararka Soomaliya: mudaharaad looga soo horjeedo MOU

    12/01/2024 Duration: 08min

    Wararka Soomaaliya

  • Ibrahim Caydiid oo ka tirsan Jaaliyada Melbourne oo difaacay MOU Somaliland iyo Ethiopia

    11/01/2024 Duration: 12min

    Iyadoo wali uu socdo muranka ka dhashay MOU ay kala saxiixdeen Somaliland iyo Ethiopia ayaan waraysanay Ibrahim Caydiid oo ka tirsan Jaaliyada Somaliland ee Australia taagersana heshiiskan.

  • Kulan lagu taageerayo dawlada Soomaaliya

    11/01/2024 Duration: 15min

    Kulan lagu taageerayo mowqifka dawlada federalka ee ku aaddan MOU ay kala saxiixdeen Somaliland iyo Ethiopia.

  • Wararka SBS somali 11 Jan

    11/01/2024 Duration: 03min

    Wararka SBS Somali

  • Idaacadii SBS Somali oo dhamaystiran

    10/01/2024 Duration: 56min

    Idaacadii SBS Somali oo dhamaystiran

  • Dhaqaatiirta lacag la'aanta ah oo ku sii yaraanaya Australia

    10/01/2024 Duration: 07min

    Dhaqaatiirta lacag la'aanta lagu arko oo ku sii yaraanaya Australia.

  • Dhaqaatiirta lacag la'aanta ah oo ku sii yaraanaya Australia

    10/01/2024 Duration: 07min

    Dhaqaatiirta lacag la'aanta lagu arko oo ku sii yaraanaya Australia.

  • Maxay ka dhigan tahay dib u doorashada Saciid Cabdullahi Deni?

    09/01/2024 Duration: 23min

    Maxaa laga filayaa madaxweyne Deni shanta sano ee soo socda?

page 14 from 26