Sbs Somali - Sbs Afomali
How public and community housing works in Australia - Australia Explained: Sida guryaha bulshada ee Australia (Public Housing) u shaqeeyaan, sidee lagu helaa?
- Author: Vários
- Narrator: Vários
- Publisher: Podcast
- Duration: 0:12:00
- More information
Informações:
Synopsis
In Australia, government-subsidised rental housing is available for eligible households. Assessment is based on need under criteria that vary depending on your state or territory. Here’s what to expect when applying for different types of housing assistance, some common myths around social housing and where to reach out for help. - Dalka Australia, waxaa jira guryo kiro ah oo ay dawladdu kabto, kuwaas oo loogu talagalay qoysaska u qalma ee dakhligoodu hooseeyo. Qiimeynta dadka guryahaas la siinayo ayaa ku xiran baahida qofka, iyadoo shuruuduhuna ay ku kala duwan yihiin hadba gobolka ama taritariya-ka aad ku nooshahay. Warbixintan waxaan ku eegi doonnaa waxyaabaha aad filan karto marka aad codsanayso noocyada kala duwan ee guryaha bulshada ama kuwa la kabo.