Sbs Somali - Sbs Afomali
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Isniin 9 March 2026
- Author: Vários
- Narrator: Vários
- Publisher: Podcast
- Duration: 0:04:53
- More information
Informações:
Synopsis
Wiil uu dhalay hoggaamiyihii hore ee Iiran, Ayatollah Ali Khamenei, ayaa loo magacaabay inuu noqoda hoggaamiyaha ugu sarreeya dalka Iran. Madaxweynaha Maraykankuna wuxuu sheegay inuu ka fekerayo inuu ciidamo lugta ah geliyo gudaha Iiran si loo xafido Yuraaninta la tayeeyey ee Iiran.