Sbs Somali - Sbs Afomali
Soomista Ramadanta ee Jasiiraddaha Coco Islands ee Australia
- Author: Vários
- Narrator: Vários
- Publisher: Podcast
- Duration: 0:10:15
- More information
Informações:
Synopsis
Jasiisradaha Coco Islands ee Australia waxaa ka mid ah Home Island, oo ay ku nool yihiin ilaa 460 qof, kuwaas oo u badan dadka asalkoodu yahay Cocos Malays — waana dad muslim ah oo halkaas degganaa muddo qarniyo ah. Noloshooda iyo sida ay u gutaan soonka wax ka ogow.