Sbs Somali - Sbs Afomali
SBS News Somali: Warka Talaado 10 March 2026
- Author: Vários
- Narrator: Vários
- Publisher: Podcast
- Duration: 0:05:09
- More information
Informações:
Synopsis
Australia ayaa ka jawaabtay codsi uga yimid dalka Imaaraadka Carabta (UAE), iyadoo u dirtay gobolka Khaliijka diyaaradda casriga ah ee E-7-A Wedgetail iyo gantaallo loogu talagalay in dadka shacabka ah lagaga difaaco weerarrada kaga imaanaya Iiraan.