Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Warka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Informações:

Synopsis

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Maanta oo arbaco ah ayaa Saddex nin oo dhalinyaro ah lagu soo oogay tuhun ah inay si weyn u waxyeeleeyeen hawlgallada ciidanka booliiska  ka dib rabshadihii Easter-ka ka dhacay Linköping. Baaritaano horudhac ah oo kale ayaa socda. iyo Xukunka maxkamadda degmada ee ka dhanka ah dhakhtarka qalliinka Paolo Macchiarini ayaa racfaan laga qaadanayaa.