Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta iyo Sweden

Informações:

Synopsis

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Laba qof ayaa la xiray ka dib markii qarax ka dhacay guri ku yaalla Stockholm.Gustav Leonhardt iyo kooxdiisa ayaa kaalinta saddexaad ka galay tartanka cunto karinta.Ururada shaqaalaha oo qabanqaabiya shaqalaha aqoonyahanada ayaa xubnahooda kordhay.