Sbs Somali - Sbs Afomali

Ma loo darsaday xukunkii milatariga ee Soomaaliya?

Informações:

Synopsis

Dawladii kacaanka ee Soomaaliya ka talinaysay oo mudo 20 sano ka badan xukunka haysay ayaa dhacday 1991. Dawladaaas miltariga ahayd oo dalka cinqilaab ku qabsatay ayay dadka Soomaalida ah taariiqda meesha ay kaga jirto ku kala duwan yihiin. Waxaan kulan ka dhacay Melbourne waydiinay aqoon yahano in dawladii Maxamed Siyad barre loo darsaday ama laga raystay.