Sbs Somali - Sbs Afomali

Dhagayso:- Barnaamuj loogu gargaarayo Gedo oo ka dhacay melbourne

Informações:

Synopsis

Barnaamuj loogu gargaarayo dadka saamayntu ka soo gaartay fatahaadihii Gobolka Gedo ayaa lagu qabtay Melbourne. Shariif Sheekh Farah ayaa nooga waramay.